Askari ka tirsan ciidanka Somaliland oo dil iyo dhaawac ka geystay Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada laascaanood ee gobolka Sool waxaa halkaasi xalay lagu dilay askari ka tirsan ciidanka Asluubta Somaliland ee gacanta ku haya xabsiga Magaaladaas. Dilka askariga ayaa la sheegay inuu geystay askari kale oo ka tirsan ciidanka Somaliland ka dib markii uu muran soo kala dhex galay sida ay ku … Continue reading Askari ka tirsan ciidanka Somaliland oo dil iyo dhaawac ka geystay Laascaanood